The constitutional review process heralds Somalia’s gradual transition towards a more inclusive and citizen-centred ...
An American-operated Patriot air defense battery likely fired the interceptor missile involved in a pre-dawn explosion that ...
Xildhibaanada cusub ee maamulka Koonfur Galbeed oo xalay saqdii dhexe lagu dhawaaqay ayaa maanta saacado gudahood ku doortay guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha maamulkaas.
Madaxwene Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka doorashada ee dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubaland. Madaxweyne Xasan sheekh oo ...
Magaalada Garoowe waxaa caawa ka dhacay shir ay yeesheen qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland, kuwaas oo mucaarad ku ah dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Siciid Deni. Xildhibaanadan oo ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in tacaddi lagula kacay Taliyihii Ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilka qaaday wasiiru dowlayaaashii Batroolka & Macdanta iyo Beeraha & Waraabka. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa xilka ka qaadista ...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu ku baaqay in si degdeg ah xabsi guriga looga sii daayo Gen. Mahad, islamarkaana loo soo ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee ka ...
Dowladda Iiraan ayaa sheegtay intii uu socday dagaalka Bariga Dhexe in ay soo riday diyaarad dagaal oo nooca F-18 ah, taas oo leeyahay Maraykanka. War ka soo baxay ciidamada Ilaalada Kacaanka Iiraan ...
Maalmihii u dambeeyay waxaa la soo sheegayay dhaqdhaqaaqyo iyo weeraro ay sameeyeen kooxda Daacish ku ee sugan buuraha ...