Stood amid the captured arsenal, Colonel Mohammed Ahmed tells me that the weapons on show were not isolated examples but ...
Abdi Farah Said “Juha”, a conviction politician navigating complex politics in the Federal Republic of Somalia.
Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Puntland lagu dhaariyay qaar ka mid ah xubnaha cusub ee golaha wasiirada, kuwaas oo maalin ka hor uu magacaabay madaxweyne Deni. Wasiirada cusub waxaa mid mid u ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka labaad Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi u magacowday in uu noqdo hoggaamiyaha ku meelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Wareegto ka ...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabis isweydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse oo sheegay in uu cuskaday ...
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi ayaa Beesha Madhibaan u soo celiyey wasiir ku-xigeen ay Puntland ku lahayaeen oo shalay laga qaaday. Madaxweyne Deni ayaa maanta Faa’iso Cali Ismaaciil u ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay xubno ka mid ah golihiisa wasiiraddda, xisaabiyaha guud, ...
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa ruqsaddii duulimaadyada dib u siisay shirkadda diyaaradaha Daallo, kaddib muddo bil ah oo shirkadaasi ruqsad la’aan ahayd. Qoraal ka soo baxay ...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Hay’adda The HALO Trust ee ka shaqaysa arrimaha miino baarista oo uu hoggaaminayo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka degay garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasme Cabdi Barre ayaa ka hadlay is-doorashadii Cabdicasiis Laftagareen, siyaasiyiinta u hambalyeeyay iyo qorshaha dowladda ee Baydhabo. Ra’iisul ...